Dauus Company has announced a full time opening for the role of Sales & Marketing in Hargeisa. This Business sector position calls for a professional with 1 - 2 years of demonstrated expertise. Submit your application by May, 20 to be considered for this role.
SHIRKADDA DAUUS WAXA KA BANAAN
BOOS SHAQO.BOOSKA: Sales & Marketing
GOOBTA SHAQADA: Hargeysa
NOOCA SHAQADA: SHAQO JOOGTO AH (FULL-TIME).
DEADLINE: May 20, 2026.
MASUULIYADAHA IYO WAAJIBAADKA (JOB RESPONSIBILITIES)
- Aqoonta farsamooyinka suuqgeynta casriga ah: Inaad fahamsan tahay qaababka cusub ee suuqgeynta.
- Xirfad sare oo dhanka xidhiidhka dadka ah: Inaad leedahay karti aad dadka kula macaamili karto, si fududna ku kasban karto.
- Karti aad ku shaqayn karto xaaladaha cadaadiska leh: Inaad u adkaysan karto culayska shaqada, adigoo weli soo saaraya natiijo wanaagsan.
- Ka qayb-qaadashada horumarinta istaraatiijiyadaha suuqgeynta: Inaad door ku leedahay dajinta qorshayaasha lagu iibinayo alaabta shirkadda.
About Hargeisa
Hargeisa is the capital and largest city of Somaliland, serving as the region's main economic and administrative hub. The city is home to a growing number of international organizations, NGOs, and private sector companies, making it a key employment center in the Horn of Africa. Professionals relocating to Hargeisa will find a dynamic and rapidly developing urban environment.
Ereyada Soomaaliga (Somali Keywords): Shaqo Cusub • Shaqo Buuxda • Shaqo Hargeysa