Caafi Physiotherapy is currently seeking a qualified Physiotherapist to join their team in Somalia. With 3 - 4 years of experience required, this position is suited for mid-to-senior level professionals in Health/wash. The closing date for this vacancy is Jun, 24.
Boos Shaqo: Maareeyaha Rugta Daawaynta Jirka
(Physiotherapy)
Goobta:
Bulo Xuubey, Muqdisho, Soomaaliya
Nooca Shaqada:
Wakhti Buuxa (Full-time)
Guudmar Shaqada (Role Overview)
Waxaan raadineynaa xirfadle aqoon u leh
mareynta
Jirka (Physiotherapist)
, kaasi oo qaadan doona mas'uuliyadda buuxda ee maamulka iyo habsami u socodka shaqada maalinlaha ah ee xarunteena yar ee physiotherapy-ga ee ku taal Bulo Xuubey
Mas'uuliyadaha Muhiimka ah (Key Responsibilities)
•
Xiriirka Xirfadleyda (Professional Networking):
Awood xiriir iyo xirfado is-dhexgal oo xoogan, isagoo awood u leh inuu si kalsooni leh ula xiriiro isbitaalada, isla markaana uu xiriir wada-shaqeyneyd oo dhanka u-wareejinta bukaanada ah la yeesho dhakhaatiirta ku shaqada leh.
- Habsami u Socodka Shaqada (Operations): Kormeerka shaqada maalinlaha ah ee xarunta, agaasinka ballamaha bukaanada, iyo ilaalinta nadaafadda iyo nidaamka guud ee goobta.
- Hantida & Qalabka (Inventory & Equipment): Maareynta agabka xarunta iyo hubinta in dhammaan qalabka daawaynta jirka uu si fiican u shaqeynayo oo loo dayactiro si joogto ah.
- Xiriirka Bulshada (Community Relations): Inuu u taagnaado wejiga koobaad ee xarunta si loo dhisid kalsoonida iyo wacyigelinta dadka deegaanka Bulo Xuubey.
About Somalia
Somalia is located in the Horn of Africa and has a growing job market, particularly in the humanitarian, development, and private sectors. Major employment hubs include Mogadishu, Hargeisa, Garowe, Baidoa, and Kismayo, with opportunities from international NGOs, UN agencies, government institutions, and an expanding private sector.
Ereyada Soomaaliga (Somali Keywords): Shaqo Cusub • Caafimaad & Nadaafadda • Biyaha & Nadaafadda • Caafimaad • Shaqo Buuxda