Human Resources (HR)

Dauus Company
Jigjiga, Ethiopia
Human Resource And Administration

Job Description

Dauus Company invites qualified candidates to apply for the Human Resources (HR) role in Jigjiga. The successful candidate will bring strong Human Resource And Administration experience spanning at least 1 - 2 years. The closing date for this vacancy is Sep, 21.

SHIRKADDA DAUUS WAXA KA BANAAN BOOS SHAQO.

BOOSKA: Human Resources (HR)

GOOBTA SHAQADA: Jigjiga, Ethiopia

NOOCA SHAQADA: SHAQO JOOGTO AH (FULL-TIME).

DEADLINE: September 21, 2026.

About Jigjiga

Jigjiga is the capital of the Somali Regional State (Somali Galbeed) in eastern Ethiopia. The city serves as an important economic center for the ethnic Somali population in Ethiopia and hosts various government and non-governmental organizations working on development and humanitarian programs.

Ereyada Soomaaliga (Somali Keywords): Maamulka • Shaqo Buuxda • Shaqo Cusub

Qualifications & Requirements

SHURUUDAHA LOOGA BAAHANYAHAY (BASIC REQUIREMENTS).

  1. Waa Inuu haysto shahaado jaamacadeed oo ah Business Administration sida (Management, Human Resources, Business iyo wixi la mida)
  2. Language Competence: Aqoonta iyo ku hadalka luuqadda Amxaariga si hufan waa qasab.

3.Inuu aqoon durugsan u leeyahay xirfadda adeegsiga computer-ka (MS Office: Excel, Word & PowerPoint).

  1. Inuu leeyahay khibrad shaqo oo dhan 1 sano ama ka badan.
  2. Inuu yahay qof karti, hawl-karnimo iyo isla markaana leh xirfadda dhexgal bulshada

# Fursaddan Human Resource-ka ah waxa ay u furantahay qofkasta oo buuxin kara shuruudaha kor ku xusan,

How to Apply

Sida Loo Codsado:

Dhammaan Daneeyayaasha boskaan (jagadan) waa inay buuxiyaan

foomka hoose.👇

https: //forms.gle/YMXWG8VgkZz9gofJ6

Wixii Faahfaahin ah kala xidhiidh +251715357322 ama Call Center: 6203

Booqo website-ka Dauus si aad u hesho macluumaad dheeriya: Dauus

Apply on employer site

Apply at: https://forms.gle/YMXWG8VgkZz9gofJ6

Job Details

Posted: September 17, 2026
Organization: Dauus Company
Location: Jigjiga, Ethiopia
Sector: Human Resource And Administration