Job Description
A career opportunity awaits at Innovation for Development Empowerment Agency — they are hiring a General Accounting in Somalia. The ideal candidate will have 3 - 4 years of professional experience in the Finance And Accounting field. Qualified candidates are urged to apply before the Mar, 06 deadline. Magaca Shaqada: Xisaabiyaha Guuud (General Accounting)Waaxda: MaaliyaddaKormeera: Xisaabiyeyaasha LaamahaU warbixiyaa: Agaasimaha MaaliyaddaSharaxaad KoobanXisaabiyaha Guuud wuxuu mas’uul ka yahay kormeerka, ansixinta, iyo xakameynta dhammaanmacaamilada maaliyadeed ee maalinlaha ah ee shirkadda. Doorkan wuxuu hubiyaa saxnaanta,hufnaanta, iyo anshaxa iibka, iibka alaabta, lacag bixinta, dhaqdhaqaaqa alaabta, iyo warbixintamaaliyadda, isagoo ilaalinaya xakameyn maaliyadeed oo xooggan iyo isla xisaabtan.Waajibaadka Muhiimka ah iyo Mas’uuliyadaha1. Xiritaanka Cash accounts ee dhammaan laamaha shirkadda.2. Diiwaangelinta badeecadaha cusub nidaamka xisaabaadka (Odoo Accounting system) sisax ah oo waqtigeeda ku habboon.3. La socodka daymaha ka maqan shirkadda (AR) e waqtigodi ladhaafay, iyo daymaha laguleeyahay shirkadda (AP).4. La socodka dhammaan dhacdoyinka maalinlaha ah (Daily Transaction) e iibka si loohubiyo dhammaystir iyo saxnaanta.5. Kormeerka iyo la socodka soo celinta badeeco la iibsaday iyo hubinta in wax ka beddelkamaaliyadeed si sax ah loo sameeyay.6. Dib u eegista, iyo la socodka dhammaan lacagaha la bixiyo maalin kasta (Daily payments),oo ay ku jiraan lacagaha yar-yar iyo lacagaha waaweyn.7. Hubinta in lacag bixinta lamarsiiyay dukumiintiyo sax ah isla markaana waafaqsansiyaasadaha shirkadda.8. La socodka iibsashada maalinlaha ah (Daliy purchases) si loo hubiyo qiimaha, tirada, iyoansixinta saxda ah.9. Ka qeyb qaadashada hawlaha kale ee shirkadda marka loo baahdo.10. Diyaarinta warbixinno dhameystiran dhammaan laamaha shirkadda (Isbuucle iyo Bile) === Skills & Qualifications === Shuruudaha Laga Rabo ( Job Requirements)• Shahaadada Bachelor-ka ee Xisaabaadka, Maaliyadda, ama qayb la xiriirta.• Ugu yaraan 3 sano oo khibrad xisaabaad ama maaliyadeed.• Aqoon heer sare ah oo ku saabsan barnaamijyada xisaabaadka e “Odoo”.• Fahamka xooggan ee howlaha xisaabaadka maalinlaha ah.• Feejignaan sare iyo anshax maaliyadeed.• Awood u lahaanshaha kormeerka, xaqiijinta, iyo ansixinta hawlaha maaliyadeed.• Xirfado warbixin iyo falanqayn oo xooggan. --- About Somalia --- Somalia is located in the Horn of Africa and has a growing job market, particularly in the humanitarian, development, and private sectors. Major employment hubs include Mogadishu, Hargeisa, Garowe, Baidoa, and Kismayo, with opportunities from international NGOs, UN agencies, government institutions, and an expanding private sector. Ereyada Soomaaliga (Somali Keywords): Shaqo Cusub • Shaqo Buuxda • Maaliyadda
Qualifications & Requirements
Shuruudaha Laga Rabo ( Job Requirements)• Shahaadada Bachelor-ka ee Xisaabaadka, Maaliyadda, ama qayb la xiriirta.• Ugu yaraan 3 sano oo khibrad xisaabaad ama maaliyadeed.• Aqoon heer sare ah oo ku saabsan barnaamijyada xisaabaadka e “Odoo”.• Fahamka xooggan ee howlaha xisaabaadka maalinlaha ah.• Feejignaan sare iyo anshax maaliyadeed.• Awood u lahaanshaha kormeerka, xaqiijinta, iyo ansixinta hawlaha maaliyadeed.• Xirfado warbixin iyo falanqayn oo xooggan.
How to Apply