Dirawal (Driver)

SomFarm Fresh (SomFresh)
Hargeisa, Somalia
Transportation Affairs

Job Description

SomFarm Fresh (SomFresh), based in Hargeisa, is looking for an experienced Dirawal (Driver) to fill an open position. Candidates should bring 2 - 3 years of hands-on experience, preferably in the Transportation Affairs sector. The application deadline is Aug, 13 β€” early applications are encouraged.

Somfarm Fresh

Xayaysiis shaqo - Dirawal

Shirkadda Khudaarta Darayga Ah ee SomFarm Fresh waxay naadinaysaa Dirawal ay u qaadanayso xarunta Shirkadda Hargeisa.

SomFarm Fresh waxay u baahan tahay 1

Darawal.

About Hargeisa

Hargeisa is the capital and largest city of Somaliland, serving as the region's main economic and administrative hub. The city is home to a growing number of international organizations, NGOs, and private sector companies, making it a key employment center in the Horn of Africa. Professionals relocating to Hargeisa will find a dynamic and rapidly developing urban environment.

Ereyada Soomaaliga (Somali Keywords): Shaqo Cusub β€’ Shaqo Hargeysa β€’ Shaqo Buuxda

Qualifications & Requirements

Shuruudaha

Booska

β€’

In uu

Ugu yaraan 2 sano oo waayo-aragnimo darawalnimo ah

leeyahay

.

β€’

Inuu haysto liisan darawal oo ansax ah.

β€’

In uu khibrad u leeyahay gawaadhida waaweyn, sida dhaynaha, Shaamboo ga iwm

β€’

Inuu yaqaan waddooyinka Hargeisa iyo deegaannada ku dhow.

β€’

Inuu yahay qof daacad ah, masuul ah, oo ilaaliya

wakhtiga & gaadiidka shirkaddaba.

β€’

In

ay da’diisu u dhaxayso

25

illaa

35 sano

jir

β€’

In uu diyaar u yahay in uu shaqada bilaabo subaxda hore – 4-5 ta subaxnimo

β€’

In uu diyaar u yahay inuu si wanaagsan ula shaqeeyo shaqaalaha.

β€’

In aanu lahayn wax balwad ah sida; qaadka iyo sigaar ka.

How to Apply

Dukumentiyada Laga Rabo

  • Codsi shaqo taas oo uu ku soo qorayo khibradiisa shaqo ee wadista gaadiidka.
  • Aqoonsi – Somaliland
  • Liisan ka Darawalnimada

Muddada

Qabashada Codsiyada

Qabashada codsiyadu waxay ku egtahay 13/8/2008

Fiiro Gaar Ah: Kaliya musharraxiinta buuxiya shuruudaha ayaa lala soo xiriiri doonaa.

Apply on

Somfarmfp@gmail.com" rel="noopener noreferrer" target="_blank">Somfarmfp@gmail.com

Job Details

Posted: August 6, 2026
Organization: SomFarm Fresh (SomFresh)
Location: Hargeisa, Somalia
Sector: Transportation Affairs