DARAWAL(SALES SUPPORT )

Dauus Company
Borama, Somalia
Transportation Affairs

Job Description

A new full time opportunity for a DARAWAL(SALES SUPPORT ) has been announced by Dauus Company in Borama. With 1 - 2 years of experience required, this position is suited for mid-to-senior level professionals in Transportation Affairs. The closing date for this vacancy is Mar, 23. SHIRKADDA DAUUS WAXA KA BANAAN BOOS SHAQOBOOSKA: DARAWAL (SALES SUPPORT ) GOOBTA SHAQADA: BORAMANOOCA SHAQADA: SHAQO JOOGTO AH (FULL-TIME)APPLICATION DEADLINE: March 23, 2026 === Skills & Qualifications === SHURUUDAHA LOOGA BAAHANYAHAY (BASIC REQUIREMENT):1.⁠ ⁠Inuu haysto sharciga wadista Gaadiidka (Driving license)2. Inuu haysto Shahaado Jaamacadeed2.⁠ ⁠Inuu leeyahay karti iyo hawl-karnimo shaqo, kuna fiicanyahay dhex-galka bulshada.3.⁠ ⁠Inuu leeyahay waayo-aragnimo shaqo oo dhan 1 sano ama kabadan.4. Inuu si fiican u kala yaqaano wadooyinka iyo suuqyada magaaladaFursaddan waxay u furan tahay qof kasta oo buuxin kara shuruudaha kor ku xusan --- About Borama --- Somalia is located in the Horn of Africa and has a growing job market, particularly in the humanitarian, development, and private sectors. Major employment hubs include Mogadishu, Hargeisa, Garowe, Baidoa, and Kismayo, with opportunities from international NGOs, UN agencies, government institutions, and an expanding private sector. Ereyada Soomaaliga (Somali Keywords): Shaqo Buuxda • Shaqo Cusub

Qualifications & Requirements

SHURUUDAHA LOOGA BAAHANYAHAY (BASIC REQUIREMENT):1.⁠ ⁠Inuu haysto sharciga wadista Gaadiidka (Driving license)2. Inuu haysto Shahaado Jaamacadeed2.⁠ ⁠Inuu leeyahay karti iyo hawl-karnimo shaqo, kuna fiicanyahay dhex-galka bulshada.3.⁠ ⁠Inuu leeyahay waayo-aragnimo shaqo oo dhan 1 sano ama kabadan.4. Inuu si fiican u kala yaqaano wadooyinka iyo suuqyada magaaladaFursaddan waxay u furan tahay qof kasta oo buuxin kara shuruudaha kor ku xusan

How to Apply

Sida Loo Codsado:Dhammaan Daneeyayaasha boskaan (jagadan) waa inay buuxiyaanfoomka hoose.https://forms.gle/5Dq6H2bPX9HQ7HRUAWixii Faahfaahin ah kala xidhiidh number-ka Call Center ka: 3355 Apply on employer site Apply at: https://forms.gle/5Dq6H2bPX9HQ7HRUA

Job Details

Posted: March 14, 2026
Organization: Dauus Company
Location: Borama, Somalia
Sector: Transportation Affairs