Barista

Nugaal hotel & restaurant
Garowe, Somalia
Cleaner/cooker

Job Description

Garowe-based Nugaal hotel & restaurant is looking to fill the role of Barista. With 3 - 4 years of experience required, this position is suited for mid-to-senior level professionals in Cleaner/cooker. Submit your application by Dec, 10 to be considered for this role.

Jago Shaqo banaan: Barista

Goobta shaqada: Nugaal Hotel, Garowe (Soomaaliya)

Waaxda:

Cuntooyinka iyo Cabitaannada (Food & Beverage – F&B)

Waajibaadka shaqada

  • Diyaarinta iyo sameynta shaaha, qaxwada, casiirka iyo cabitaannada kale
  • Ilaalinta nadaafadda guud ee baarka iyo qalabka lagu shaqeeynayo
  • Si wanaagsan uga jawaabidda codsiyada iyo cabashooyinka macaamiisha
  • La shaqeynta shaqaalaha waaxyaha kale ee hotelka
  • Hubinta qanacsanaanta macaamiisha
  • Ilaalinta waqtiga
  • Daacadnimo iyo masuuliyad

About Garowe

Garowe is the administrative capital of the Puntland State of Somalia. The city has developed into an important center for governance, education, and humanitarian operations in northeastern Somalia. Many international organizations maintain offices in Garowe, supporting development and resilience-building programs across the region.

Ereyada Soomaaliga (Somali Keywords): Shaqo Cusub • Shaqo Garoowe • Shaqo Buuxda

Qualifications & Requirements

Xirfadaha Laga Baahan Yahay

  • Khibrad baariiste ugu yaraan 3 sano oo ah maamulka baarka iyo sameynta cabitaanada kuleel iyo qaboow
  • La macaamiil wanaagsan oo macaamiisha ah
  • Wadashaqeyn iyo koox la shaqeynta
  • Maareynta shaqada marka ay mashquul badan tahay

How to Apply

Qaabka loo codsanayo iyo shuruudaha kale

•

Codsiga waxaa la geynayaa Reception Hotel Nugaal, waxaana codsiga loo gudbinayaa maamulaha Nugaal Hotel MD, Saalax.

•

Codsiga waa warqada codsi ah iyo mid taariikh nololeed iyo xirfado shaqo

•

Mushaarka wuxuu ku xiran yahay khibrada codsaha shaqada

•

Codsiga shaqada wuxuu dhacayaa 10ka December 2026

FG: Booskaan wuxuu u furan yahay kaliya ragga/wiilal

Job Details

Posted: November 28, 2026
Organization: Nugaal hotel & restaurant
Location: Garowe, Somalia
Sector: Cleaner/cooker