Job Description
Dawladda Hoosee Ee Degmada Berbera, based in Berbera, is looking for an experienced Baahin Fursado Shaqo ( 13 Fursado Caafimaad) to fill an open position. This Health/wash sector position calls for a professional with 3 - 4 years of demonstrated expertise. This position closes on Feb, 14. Apply now to be considered. Jamhuuriyadda SomalilandDawladda Hoose ee Degmada BerberaRepublic of Somaliland / Municipality of Berbera Xafiiska Maamulka Shaqaalaha D/hoose ee D/Berbera REF: XMDH/DB/XSH/426/2026Taariikh: Sabti, February 7, 2026 Ku: Cidii DanaynaysaUjeeddo: Baahin Fursado Shaqo Dawladda hoose ee degmada Berbera waxay baahinaysaa 13 fursadood oo shaqo oo kala ah: 5 Umuliso (Midwife) 7 Kalkaaliso (Nursing) 1 Nafaqayn (Nutrition) Shaqooyinkan waxa laga hawlgelin doonaa xarumaha hooyada iyo dhallaanka Dirimara MCH. Sidaa darteed, cidii danaynaysa oo ka faa’iidaysanaysa fursadahan shaqo kana mid noqon karta saddexdan tobanle boos, waxa lagu wargelinayaa inay kusoo hagaajiyaan CV-yadooda, shahaadooyinkooda iyo dhammaan shuruudaha looga baahan yahay xafiiska shaqaalaha Dawladda Hoose ee Degmada Berbera. Umuliso (Midwife) Xarunta: Dirimara MCH Tirada: 5 Kalkaaliso (Nursing) Xarunta: Dirimara MCH Tirada: 7 Nafaqayn (Nutrition) Xarunta: Dirimara MCH Tirada: 1 === Skills & Qualifications === Shuruudaha looga baahan yahay Codsadayaasha Shahaado waxbarasho oo Umulisanimo (University Degree of Midwife) Shahaado waxbarasho oo Kalkaalisanimo (University Degree of Nursing) Shahaado waxbarasho oo Nafaqayn (University Degree of Nutrition) Waayo-aragnimo shaqo ugu yaraan 3 sano Inuu qofku yahay muwaadin Somaliland ah haystana kaadhka dhalashada Somaliland Inuu soo gudbiyo warqadda caafimaadka oo caddeynaysa inuu maskax ahaan iyo jidh ahaanba caafimaad qabo --- About Berbera --- Berbera is a historic port city in Somaliland located on the Gulf of Aden. The city is undergoing significant development with the modernization of its port facilities, creating new opportunities in logistics, trade, infrastructure, and maritime sectors. It serves as a strategic gateway for regional commerce. Ereyada Soomaaliga (Somali Keywords): Shaqo Buuxda • Caafimaad • Biyaha & Nadaafadda • Shaqo Soomaaliya • Shaqo Cusub
Qualifications & Requirements
Shuruudaha looga baahan yahay Codsadayaasha Shahaado waxbarasho oo Umulisanimo (University Degree of Midwife) Shahaado waxbarasho oo Kalkaalisanimo (University Degree of Nursing) Shahaado waxbarasho oo Nafaqayn (University Degree of Nutrition) Waayo-aragnimo shaqo ugu yaraan 3 sano Inuu qofku yahay muwaadin Somaliland ah haystana kaadhka dhalashada Somaliland Inuu soo gudbiyo warqadda caafimaadka oo caddeynaysa inuu maskax ahaan iyo jidh ahaanba caafimaad qabo
How to Apply
Qabashada araajidu waxay socon doontaa muddo dhan 7 maalmood, oo ka bilaabmaysa February 7, 2026 kuna dhammaanaysa February 14, 2026. Guuleed Maxamed DaahirMadaxa ShaqaalahaDawladda Hoose ee Degmada Berbera Tel: 0638080919